There are 2 advertisements of Fair in Mogadishu

Noloshu haday isdiidiido

Wiilkii dabacsanaan jiray

Ama dad iska yeelyeelku

Durba wuu hadhayaaye

Geesigu ma duloobaayo

0
5

  • LANGUAGES HELP

Toggle navigation


Star-Clicks.com Terms Of Use

  • Home Privacy

Your Privacy

Star-Clicks.com Privacy

At Star-Clicks we understand that privacy is important. Star-Clicks is committed to protecting your privacy. We gather only information about our users which is required to offer our services. We have explained below the ways in which we use this information:

Information Gathering at Star-Clicks.com

When you register with Star-Clicks.com as a Star-Clicks.com customer, we gather basic contact information about you as well as the payment information you submit to us in order to process your membership to our services. When our Customer Support Team works with you to help you with our services or answer questions, we gather calendar information such as the dates and times of the interaction, duration of the interaction, and your e-mail address. We may also gather other relevant information about you required for service delivery. When you visit our clients' websites, we gather information about your Internet browser and operating system as well as the dates and times of your interaction. We also document your IP address when you visit our website. We also record your communication with Star-Clicks.com clients using our Star-Clicks solution.

Using the Information

Star-Clicks.com utilizes the information it gathers in order to provide you with the most rewarding online experience possible. We use your contact information to contact you regarding your account and our services. We use the payment information you submit to us to authenticate your identity. The data we collect regarding your live interaction with our customer support and sales consultants is used to assign appropriate system resources to you. This information is also used to make sure that you are able to comply with our Terms and Conditions of Use. During the course of your interaction with our customer support and sales teams, we gather information about you and your usage patterns. We use this information to enhance the quality of our service and to resolve any service-related queries you may have from time to time. We also use the contact information you provide us to send you e-mail communication pertaining to products and services which, we believe, will optimize your experience as well as that of your customers and site visitors. You always have the option of opting out of such e-mail communication by using the opt-out provisions included in the e-mail communication. As a service provider, however, we reserve the right to send technical bulletins and other mission-critical information to our active subscribers regarding the subscription service we provide. We ask that you please read these technical bulletins promptly and act accordingly. We cannot be held liable or responsible for consequential or inconsequential damage or loss in an event where you fail to process our technical directions and follow our instructions. The site visitor information we gather is used to facilitate effective communication between the clients of Star-Clicks.com and their site visitors as a part of the service delivery model.

Sharing Customer Data with Others

Star-Clicks.com assures you that it will not share or disclose customer information with any individual, organization or third party except as outlined below:

1. When it becomes reasonably necessary to protect the company's rights or property

2. When there is an emergency where an individual's safety is at risk

3. When we receive a legal directive such as an order from a court

Star-Clicks.com is not responsible for the information you disclose or volunteer in the public spaces listed below and cannot be held liable for its misuse since this information may be publicly accessible:

1. Live chat forums

2. Bulletin boards

3. Discussion groups

4. Mailing lists

5. Social networking sites

6. Personal websites

7. Blog postings

8. Comments on blog postings

At Star-Clicks.com, we strongly recommend that you review the privacy policies of third-party service providers such as the ones listed above before divulging any information about yourself. This will help you ensure that your privacy preferences are honoured by the websites you frequent.

Changes to This Privacy Policy and Questions about Privacy

Star-Clicks.com reserves the right to make changes to this privacy policy from time to time without prior notice. If you have any questions regarding this privacy policy, please feel free to write to us at: [email protected]


Star-Clicks is an Online Advertising Network

Licence Registration Number 12411242.

Star-Clicks.com is managed by Easy Logic EU Limited

Site Links

  • PUBLISHERS
  • ADVERTISERS
  • SIGN IN
  • SIGN UP
  • CONTACT US
  • BLOG

Legal

  • TERMS
  • PRIVACY POLICY
  • COOKIES POLICY

Contact Us

147 Botanic Avenue

Belfast, Northern Ireland

Phone: +44 203 290 8015

2008-2021 © All Rights Reserved. Privacy Policy | Terms of Service

Show more
0
12

Plan Price Comm.

Monthly Basic $ 49.00 $ 14.70

Annual Premium $ 478.80 $ 143.64

Annual Basic $ 358.80 $ 107.64

Annual Agency $ 958.80 $ 287.64

Monthly Premium $ 69.00 $ 20.70

Monthly Agency $ 129.00 $ 38.70

Total earnings per month:

$ 613.02

https://mangools.com#a609d958cfeebf827f055cacf https://mangools.com#a609d958cfeebf827f055cacf

Show more
0
13
https://avalanches.com/so/mogadishu__sahanka_internetka_qabashada_shaqooyiinka_la_xiriira_kormeerrada_iyo1525767_13_04_2021

Sahanka Internet-ka

Qabashada shaqooyiinka la xiriira kormeerrada iyo cilmi-barisyada internetka, waa mid ka mid ah shaqooyiinka ugu wanaagsan ee la qabto inta aad dhallinyar tahay. Waa shaqooyiin sidoo kale wax laga barto maadaama baaritaanno la sameeyo, lagana qoro warbixinno wanaagsan. Sida aad ku heli karto shaqadan waa in aad baaritaan ku sameyso internetka ama barta LinkedIn si aad u hesho shirkado raadinaya qof qori kara warbixin oo baaritaanna sameyn kara.

Show more
1
44
https://avalanches.com/so/mogadishu__saynisyahano_ruush_ah_ayaa_isku_dayaaya_inay_daba_galaan_baaxadda_hal1444370_20_03_2021

Saynisyahano Ruush ah ayaa isku dayaaya inay daba galaan baaxadda halista ka imaan karta wasaqada deegaanka kadib baraf wasakheesan oo wato plastic aad u yaryar kadibna dhalaalay oo dhulka galay,


Seynisyahanno ka tirsan Jaamacadda Tomsk State University (TSU) ayaa sheegay inay ka soo ururiyeen Sample baraf ah 20 gobol oo kala duwan oo Siberia ku taalo


natiijadooda hordhaca ah ay xaqiijineyso in caagado yaryar oo baraf isku badalay ee hawada ku jiraan ay ku soo qulqulayaan barafka keymaha cidlada ka daya.


Saynisyahanada Tomsk ayaa horey uga heleen caagado yaryar nidaamyada dheef shiidka kaluumo lagu qabtay wabiyada Siberia, iyagoo xaqiijinaya inay arintaan sababtay wasakhda caagadaha lagu shubo badweynta Arctic.


"Way cadahay inaysan ahayn oo kaliya wabiyada iyo badaha oo kaliya ineesan wasaqda caagadaha dhibaato ku heeni, laakiin sidoo kale carrada, xayawaanada nool iyo xitaa jawiga," ayuu yiri Reuters Yulia Frank, oo ah agaasimaha cilmiga sayniska ee xarunta TSU ee Siberia.


XIGASHO

Reuters

Show more
0
30
https://avalanches.com/so/mogadishu_danmark_waxay_soo_warisay_laba_kiis_oo_dhiig_xinjirow_halis_ah_oo_ay_1444180_20_03_2021

Danmark waxay soo warisay laba kiis oo Dhiig xinjirow halis ah, oo ay ku jirto hal dhimasho, ka dib Marke qaateen talaalka AstraZeneca


Danmark ayaa Sabtidii sheegtay in hal qof uu dhintey mid kalena si xun ugu xanuunsaday xinjirowga dhiigga iyo dhiig-baxa maskaxda ka dib markii la siiyey tallaalka AstraZeneca COVID-19.


Labaduba oo ka tirsan shaqaalaha isbitaalka, ayaa labadoodaba la siiyay tallaalka AstraZeneca 14 maalmood ka hor intesan la xanuunsan, ayay tiri hay'adda maamusha isbitaallada dadweynaha ee Kobanheegan.


Hay'adda dawooyinka deenishka ayaa xaqiijisay inay heshay laba "warbixin halis ah", iyada oo aan ka bixin faahfaahin dheeraad ah.


Danmark, oo joojisay isticmaalka tallaalka AstraZeneca bishii Maarso 11, waxay ka mid ahayd in ka badan toban waddan oo si ku-meelgaar ah u Hakiyeen isticmaalka tallaalka ka dib markii ay soo baxeen warbixinno ku saabsan kiisaska dhiiga maskaxda ee dhifka.

Qaar ka mid ah waddamada oo ay ku jiraan Jarmalka iyo Faransiiska ayaa toddobaadkan waxay ka noqdeen go’aankoodii ahaa inay joojiyaan isticmaalka tallaalka ka dib markii hay'adda ilaalada dawooyinka ee Midowga Yurub baaritaan ey ku sameesay warbixinnada ku saabsan xinjirowga dhiigga , oo sheegtay Khamiistii inay weli ku qanacsan tahay waxtarka tallaalku inuu ka badan yahay halistiisa.


Danmark - oo ay weheliyaan Sweden iyo Norway - ayaa sheegay jimcihii inay u baahan yihiin waqti dheeri ah si ay u go'aansadaan inay isticmaalayaan tallaalka iyo in kale.


"Waxaan mudnaanta siineynaa warbixinada laga shakisan yahay waxyeelooyinka halista ah sida kuwaan oo aan si qoto dheer u baarno si aan u qiimeyno inuu jiro xiriir ey la leyihiin tallaalka," Tanja Erichsen, oo ah sii hayaha agaasimaha farmasiga ee wakaaladda dawooyinka deenishka, ayaa ku tiri qoraal ay soo dhigtay sabtiga.


Talaalka AstraZeneca oo soo saartay jaamacadda Oxford, ayaa sheegtay in dib-u-eegis lagu sameeyay in ka badan 17 milyan oo qof oo lagu tallaalay Midowga Yurub iyo Ingiriiska aan laga helin wax caddeyn ah oo muujinaya halista sii kordheysa ee xinjirowga dhiigga.

XIGASHO

--Reuters--

Show more
0
15
Other News Somalia

Really

there is a man with a knife and he looks like a man with honey

0
5