Dhammaan daabacaadaha Abdi kariin Abdullahi . Muqdisho , Soomaaliya

Publications
https://avalanches.com/so/mogadishu__sahanka_internetka_qabashada_shaqooyiinka_la_xiriira_kormeerrada_iyo1525767_13_04_2021

Sahanka Internet-ka

Qabashada shaqooyiinka la xiriira kormeerrada iyo cilmi-barisyada internetka, waa mid ka mid ah shaqooyiinka ugu wanaagsan ee la qabto inta aad dhallinyar tahay. Waa shaqooyiin sidoo kale wax laga barto maadaama baaritaanno la sameeyo, lagana qoro warbixinno wanaagsan. Sida aad ku heli karto shaqadan waa in aad baaritaan ku sameyso internetka ama barta LinkedIn si aad u hesho shirkado raadinaya qof qori kara warbixin oo baaritaanna sameyn kara.

Show more
1
44
Show more