Noloshu haday isdiidiido
Wiilkii dabacsanaan jiray
Ama dad iska yeelyeelku
Durba wuu hadhayaaye
Geesigu ma duloobaayo